Khayraadka Qoyska K-12
Raadi macluumaadka iyo caawimada lagu helayo nidaamka waxbarashada K-12 ee ardeygaaga.

Maxaanu kaa caawin karnaa?
Soo hel dugsi wanaagsan
Baadh Dugsi Raadiyaha Minneapolis: Hagaha khayraadka iyo kaydka qoysaska Minneapolis si ay u helaan dugsiga aad ugu haboon.
Akhri Sida Loo Doorto Dugsi: Waxyaabaha la raadiyo iyo su’aalaha la isweydiiyo marka la tixgalinaayo ikhtiyaarada dugsiga.


Miyuu ilmahaygu ku jiraa heerka fasalka?
Samee Diyaargarow lagu Hubiyo: Hubinta qaabka onlaaynka ah ee qoysaska K-8 si loo ogaado in ardeygoodu ku jiro heerka fasalka.
Hagaha Heerarka Qoyska ee MN: Hagayaashani waxay kuu sheegi doonaan xirfadaha ugu muhiimsan ee ardeygaagu ku baran doono sanad kasta Xisaabta iyo Akhriska sii u horumaro, iyo sida loo taageero.
La shaqee macalinka ilmahaaga
Diyaar ma u tahay iskaashi? 5 fikradood oo lagu adkeeyo sanad dugsiyeedka
Warqada Kusocota Macalinka: Bar ilmahaaga macalinkiisa cusub si uu ugu caawin karo sida ugu fiican ilmahaaga.
Qalabka Qorsheynta Dugsi Kunoqoshada Waalidka-Macalinka: U isticmaal qalabkani si uu kaaga caawiyo inaad u diyaargarowdid shirarka waalidka macalinka.
Hagaha Qoyska Mashquulsan ee Dugsiga: Kajawaab wixii su’aalo khuseeya safarka waxbarasho ee ilmahaaga – laga bilaabo fasalka dugsiga ilaa qalinjabinta.


Caawimooyinka waxbarashada xagaaga
Qalabka Qorsheynta Dhammaadka Sanadka ee Waalidka-Macalinka: Weydii macalinka ilmahaaga xirfadaha diirada la saarayo xagaaga.
Talooyinka Waxbarashada Xagaaga: 2 qaab oo looga caawiyo habeynta waxbarashada xagaaga
Hel Khayraadka Maxaliga ah: Hel barnaamijka xagaaga ee deegaanka Minneapolis
Direct Support
Kalahadal U-ololeeye Waalid ah: Iskaashatada Dugsiyada MN ee Ururka Waalidiinta Dalka si ay u siiyaan 1:1 K-12 caawimo taageero qoysaska waajahaya caqabadaha nidaamka waxbarasho ee K-12. U-ololeeyayaashu waxay siiyaan taageero gaara, dhaqanka kuhaboon qoyskasta oo codsada.
Hel Caawinta Shaqo-guri: Maktabadaha Degmada Hennepin waxay siiyaan taageero 1:1 ardeyda raadinaysa taageero waxbarashadooda dugsiga ah. Taageerada Shaqo-guri waxa helaya qofkasta oo ku jira maktabadaha ama onlaaynka.
